Ururka OYSU faraciisa Seattle ayaa hadda wuxuu ku jiraa qaban qaabadii iyo diyaar garawgii Habeenka Hiddaha iyo Dhaqanka Ogadenia (Ogaden Culture Night), oo la qaban doono haddi Alle idmo 12ka bisha December.

Haddaba waxaa lagu marti-qaaday munaasabadan isla markaana ay iskaashan doonaan OYSU San Diego iyo OYSU Minnesota.

Waxaan idin leenahay hamoogaanina habeenka Hidda iyo Dhaqanka Ogadenia, waxaan innaba meesha ka maqneyn suugaan halgameedkii shacabka reer Ogadenia, dhaantooyin casri ah, majaajilo, heeso cusub, gabayo iyo qaar kaloo badan.

Haddaba goobta iyo goorta videoga ka dheeho.
ONA.
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay