Banaanbax looga soo horjeedo Shirkadaha Shidaalka Shiinaha ee ku hawlan baadhitaano iyo soo saarista shidaalka  kuwaas oo si sharci darro ku jooga wadanka. Shirkadaha Shidaalka Shiinahu waxay keeneen Xasuuq loo geysto dadka ree guuraaga ah, baro kicin iyo nabaad guur ku yimaada dhulka. Banaanbaxan waxaa siwada jira usoo qaban qaabiyay Jaaliyadaha Somalida Ogaden ee London iyo Birmingham waxuuna bilowday saaka 10-kii Subaxnimo 11/12/2014 wajahada hore ee Safaarada China. Banaanbaxan oo si nabad galyo ah ku dhamaaday waxaa amaankiisa sugayay Poliska Magaalada London.

Hoos ka daawo Sawiro kamid ah Banaanbaxii ka dhacay London ee looga soo horjeeday shirkadaha Shidaalka Shiinaha.1 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 3 2

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay