1 Comment

  1. Mohamed Ali says:

    Waxaan halkan kasalaamaya halgama yaasha daadihiya barnaamijka Ilays TV Askari Abdullahi, Hanad Xassan, Maxamud Sheeq Cali iyo kamera maanadooda, madaxda hogaanka warfaafinta iyo dhammaan inta kaqeyb qaadata isku dubaridka iyo sodeyntiisaba wararka iyo barnaamijyada TV ka. Waxaan idin leeyahay waad ku mahadsantihiin kashaqeysiinta TV Ilays. Sidaa kuwada illaa aan kafuraneyno midweyn oo shaqeya 24 hours. Aad iyo ayaan ugu farxay markaan arkay waxaan aaminsanahay in inbadan ilawadaagaan farxadaa. Waxaan arka waxaan ugu jeclahay calanka iyo ciidanka Ogaadeeniya. Waxaan maqla waxaan ugu jeclahay heesta calanka ogaadeeniya iyo suugaanta halganka iyo muxaadarooyinka halganka. Waxaan idin kacodsanayaa in aad hormarisaan Ilays inta aan helayno TV weyn. Mahadsantihiin