Sida aad kala socoteen ba wararkaanagii hore waxaa sitoos ah ooga furmay magaalada Oslo shirwaynihii Jaaliyada Somalida Ogadenya ee dalka Norway. Munaasabadan shirkan ayay Jaaliyadu siwanaagsan usoo agaasintay taasoo lagu marti qaaday dhamaan qaybaha kala duwan ee shacabka Somaaliyeed ee kudhaqan magaalada oslo iyo nawaaxigeeda. Shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay qaar kamid ah hogaanka oogu sareeya iyo Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya. Waxaa kaloo kamid ah marti sharafta miizaanka culus leh ee madashada munaasabadan kusugan kaalinta waynna kaqaadanaya barnaamijta kala duwan ee lagu soo bandhigi doono shirkan Abwaan Maxamuud jaango.

Oslo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Faah haahinta dhacdooyinka taariikhiga ah ee munaasabadan lagu soobandhigi doono yaan idiinku soogudbin doonaa wararkaanaga dambe haduu Allaha Awoodalihi karaali noqdo sidaas darteed hamoogaanina ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay