Waxaa la ogaysiinayaa xubnaha halganka Soomaalida Ogadenia ee ku nool Sweden Inuu shirweeynihii Jaaliyada dhici doono 3axda Bisha January 2015 haduu Ilaahay idmo. Waa maalin Sabti ah, wuxuuna furmi doonaa shirka saacadu marka ay tahay 12:00pm duhurnimo. Waxaa laga codsanayaa qof walbo inuu kursigiisa ku fadhiya waqtigaa.

Waxaa jiri doona barnaamijyo fara badan oo daba socda shirka, sidaa darteed waxaa lagu baraarujinayaa xubnaha sharafta leh in waqtiga laga taxadaro inshaa Allaah.

Mahadsanidiin dhamaan walaalaha Qaaliga ah.

shir

Ayan Haidar

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay