QARAX21Waxay soo qoreen shabakadaha sida aadka ah ula socda xaaladaha Ogadenya gaar ahaan maamulka Cabdi iley iyo shirqoolada uu bulshada u maleego inuu maagan yahay Cabdi iley qaraxyo inuu ka sameeyo meela ay tilmaameen oo ka mid ah Jigjiga. Arintaa oo aan teleefoon ku weydiinay Noora Afgaab ayaa naloogu xaqiijiyay inay arintaasi dhab ka dhigayaan dad badan oo ka ag-dhow maamulka Cabdi iley. Hadaba, Waxaa lagu wargalinayaa dadweynaha Jigjiga gaar ahaan Qurba-joogta meelaha la tilmaamay u hoyda inay ka feejignaadaan arimahaa. Sidoo kale dadka dibadaha ku nool inay wargaliyaan eheladooda ku sugan Jogjiga iyo gabi ahaan goobaha ganacsiga.

Qoraalka ay soo galiyeen shabakadda DDSPOST oo arintaasi si fiican wax uga qortay iyo sababaha ka dambeeya ayay cinwaan uga dhigeen sidan; Riix:

DEGDEG: KHATAR KU SOO FOOL LEH ETHIOPIA IYO DEGAANKA SOMALIDA  

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay