Waxaad hoos kadaawataan muuqaalo kamid ah khudbadihii laga soojeediyay shirwaynaha Haweenka Somalida Ogadenya ee kasocda caasimada dalka Denmark ee Copenhagen. Waxaa kamid ah madaxda kahadashay shirkan Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO), Adm. Mohd Cumar, Mudane Riyaale Xaamud, Mudane C/raxman Maadeey, Drs. Cibaado Xirsi, Dr. Maxamuud Ugaas, Abwaan Roodo Cabdi Ibrahim, Abwaan Maxamuud Jaango, General Cabdullahi Mukhtaar iyo qaar kaloo badan. Hadaba daawasho wacan sawiradii madaxda iyo masuuliintii shirwaynahan khudbadaha kasoo jeediyay.

shir haween30shir haween31shir haween36shir haween34shir haween37shir haween32shir haween38shir haween33shir haween

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay