Waxaa Maalintiisii 3aad ee oogu dambaysay galay shirwaynihii Haweenka S.Ogadenya ee kasocday Caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen. Shirkan ayaa maalinimadii shalay ahayd ooy taariikhdu kubeegnayd 27/12/2014 lagu wada gorfeeyay arimo aad muhiim u ah kuwaasoo guulo waawayn laga gaadhay. Arimihii shalay ajendaha shirka kujiray ee sida hufan loo ansixiyay waxaa kamid ahaa Xeer Hoosaadka Ururwaynaha Haweenka Ogadenya ee marka lasoo gaabiyo looyaqaano (UHO).

Dhanka kale waxaan maanta idiin soo bandhigi doonaa faah faahinta dhacdooyinka maalinta 3aad ee shirwaynaha Haweenka S.Ogadenya. Hoos waxaad kadaawataan qaar kamid ah sawiradii shirwaynaha ee shalay. Daawasho wacan.

HDk11

HDk10

HDk9

HDk8

HDk7

HDk6HDk5

HDk4

HDk3HDk2

HDk1

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay