Waxaa Guul kusoo Dhamaaday Shirweynihii 1aad Haweenka S.Ogadenya ay isugu yimaadaan, shirkaasoo ka socday Caasimadda Denmarka ee Copenhagen. Waxaa shirweynahaa martigalyay jaaliyadda Denmark oo nasiib hore u heshay in agtooda lagu dhiso ururka Dhalinyarada ee OYSU.

Wakaaladda Fanka iyo Filimada Ogadenya ayaa halkan inoogu soo ururiyay sawiradii lagusoo bandhigay shabakadda ONA, halkanna uga gudbinaya Hambalyo Gudoomiyaha loo doortay Abwaanadda Umadda Somaliyeed ee Ogadenya marwo Rooda Afjano. Daawsho Wacan:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay