Waxaa TV-ga qaranka ee dalka Norway ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaano NRK TV lagu soo bandhigay Filim- kii lamagac baxay The Essence of Terror (Argagixso Dhab ah) kaasoo hada kahor lagu daawaday dalka  Sweden. Filim ku wuxuu ka faaloonayaa xaaladaha dhibaatooyinka ba’an leh eey kusuganyihiin shacabka Somaalida Ogadenya ee kuhoosjira Guumaysiga Itoobiya iyo qaabkii foosha xumaa eey dawlada Itoobiya ula dhaqantay labada wariye ee swedishka ahaa Martin Schibbye iyo Johan Persson kadib markii ay isku dayeen inay kasoo warbixiyaan xaaladaha ba’an eey shacabka Somalida Ogadenya kusuganyihiin sidoo kale wuxuu filimku kafaaloonayaa sababtuu Mudane Cabdullahi Xuseen Gumaysiga Itoobiya uga soohorjeedsaday una go’aansaday inuu Gumaysiga Itoobiya iyo u adeegeyaashiisa damiir laaweyaasha ah uu ladagaalamo.

Norway

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaad mareegtan hoose ka akhriskan kartaan wuxuu webka TV-ga kaqoray filimka:- Riix Halkan

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay