Jaaliyada Ogadeniya ee dalka Yemen  iyo Ururka Dhalinyarada OYSU  fariciis Yemen ayaa  maanta oo taariikhdu ahayda   16/1/2015 kusoo bandhigay riwaayad la magax bayday –Dhambaal Wadani–  oo muda dheer laga shintirinaayay  ku magaalada Sanca.

Riwaayadaas oo ahayda mid aan horay uga dhicin dalkan Yemen iyadoo kale ayaa waxaa kasoo qayb galay dadweyne fara badan oo lagu qiyaasay boqolaalan qof oo ka koobnaa bulshada nooc yadeeda kala duwan.

Dadkan ayaa waxay kala ahaayeen bulshada umada S.Ogadeeniya qaybeheeda kala duwan iyo waalala Soomaaliyeed  ee kunool dalkan Yemen.

Waxaa riwaayadan lagu soo ban dhigay  heeso  wadani ah, majaajulooyin, dhaantooyin iyo gabayo  aan horay loogu dhigin wadanka, taasoo dadkii riwaayad daawanayay codsadeen in mar kale loogu soo celiyo.

DSC03734Kooxda Horseed ay riwaayadda dhigtay ayay dadkii kasoo qayb galay waxay mar kale ka codsadeen inay u dhigaan riwaayadan oo kale, waxayna balan qaadeen inay soo bandhigi doonaan kuwa lamid ah.

Riwaayad oo bilaabatay  2 duhurnimo ayaa waxay socotay ilaa  7dii fiidnimo taasoo ku soo gaba-goboyday sidii loogu talagalay.

DSC03726

DSC03805 DSC03794 DSC03793 DSC03789 DSC03787 DSC03768 DSC03749
DSC03731 DSC03726

ONA/Sanca.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay