Dadka Qaar ayaa u haysta Gumaysiga Maskaxda inay tahay qofka oo laga qabsado oo lagu qanciyo wixii la doonayay, sax iyo khalad miday tahayba. Ku Qancintaa ayaa laba siyaabood ku timaada. Mid dood iyo is-qancin ku timaada oo ah midda uu Ilaahay Aadanaha u Jideeyay -( لا إكراه في الدين ) iyo midda uu gumaysiga u adeegsato shacbiga uu gumaysto oo ah qasab ku ogolaada in aan dalkiina leeyahay idinna aad tihiin doolaal (Koyte).

Filimkan arintaa ayuu ka tarjumayaa, waana xaaladda ka jirta Ogadenya markaad daawato filimada laga soo duubayo shirarka dadweynaha ama shaqaalaha loogu yeedho ee kolba qof loo yeedho oo la yidhaahdo Is-fashili.

Daawasho iyo Cibrad Qaadasho.

Ka dibna filimkan Daawo:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay