Wararka nagasoo gaadhaya ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo dhowr ah oo ciidanka wayaanaha lagu wiiqay
waxayna udhaceen sidan.


5/1/15 Inahuruuf oo dagmada Sagag ee Gobolka Nogob katirsan dagaal cwxo iyo kuwa wayaanaha kudhex maray waxaa ciidanka cadawga lagaga
dilay 3 askari 5 kalana waa lagaga dhaawacay.


7/1/15 Golcidhiidhi oo dagmada Xamaro ee Gobolka Nogob katirsan dagaal kadhacay waxaa ciidanka gumaysiga lagaga dilay 1 askari 1 kalana waa
lagaga dhaawacay.


13/1/15 Xeromaygaag oo dagmada Fiiq ee xarunta Gobolka Nogob katirsan dagaal xoogan oo CWXO iyo kuwa gumaysiga Abasiiniya ku dhex maray
waxaa ciidanka wayaanaha lagu gaadhsiiyay khasaare aan lasoo faahfaahinin.


15/1/15 Dudumocadka oo dagmada Baabili ee Gobolka Faafan katirsan kamiin ay CWXO kaxidheen waxay ku gubeen 1 baabuur oo Uuraal ah
waxaana ku basbeelay dhamaan wixii saaraa.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay