Maamulka Jaaliyada Ogaadeeniya Ee Dalka Koonfur Afrika ayaa isugu yimid shir khadka Isgaadhsiinta ah.waxaana shirkaas lagu gorfeeyay arimo muhiim ah waxaana kamid ahaa shirwaynihii Jaaliyada Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika iyo arimo kale oo cusub.

Shirkan waxaa soo xaadiray dhamaan maamulka Xarunta, Maamul hoosaadka iyo midka Faracyada sidoo kale OYSU maamulka guud iyo midka hoosaba. Shirka waxaa kasoo baxay go,aamo wax ku ool ah waxaana filaynaa in dhawaan dhaqdhaqaaq xoogan lagu arki doono guud ahaan wadanka iyo Jaaliyada oo fulinaysa arimaha abaabulka ee la gorfeeyay.
Gumaysidiid
ONA/South Afrika
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay