Faraca Jaaliyad Ogaadeeniya Ee dalka Koonfur Afrika ee rugtiisu tahay magaalada Yutnig ee horay u ahaan jirtay xarunta Jaaliyada hadana ah farac kamid ah laamaha Jaaliyada ayaa isugu yimid shir muhiim ah
3Waxaa shirka marti ku ahaa Mudane kamid ah Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya JWXO mudane Sheekh Xamdi Daahir
Shirkaas oo uu daadihinayay Gudoomiyaha faraca Mudane Bashiir Muxumed ayaa ahaa mid lagaga wada hadlay umuuro dhawr ah waxaana kamid ahaa sidii uu farucu ugu diyaar garoobi lahaa kaqayb galka shirwaynaha Jaaliyada oo kadhici doona Xarunta Jaaliyada oo ah Magaalada Johannesburg
Sikastaba ha ahaatee shirkan oo ahaa mid ahmiyad wayn u lahaa faraca iyo Jaaliyada sidoo kalle guud ahaanba Halganka Shacbiga ah ee Ogaadeeniya aya guul kusoo dhamaaday
4
 M.Xaraare
Gumaysidiid
ONA/South Africa
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay