Magaalada Nairobi waxaa maanta ka dhacay shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen inta badan xubnaha Faraca faacan ee magaalada Nairobi.

Shirkan ayaa sidoo kale waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin kamid ah jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeeniya iyo marti sharaf ka kala timid qaaradaha Europe iyo waqooyiga America,

Masuuliyiintii shirka maanta ka hadashay ayaa ku dheeraaday xaalada gabaabsiga ah ee uu maanta kusugan yahay taliska gabalkiisu sii dhacayo ee wayaanuhu.

Shirka maanta ayaa waxaa kaloo ka hadlay xubno badan oo cabiray dareenkooda halgan kuwaasi oo sheegay in ay maryaan heer aad usaraysa.

DSC00026 DSC00033 DSC00035 DSC00036 DSC00043 DSC00044 DSC00049 DSC00061

 

ONA.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

ONA/Nairobi

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay