Saxaafada Koonfur Afrika noocyaheeda kala duwan ayaa aad u hadal haya Barakicin maalmahan loogaysanayay kumayaal qaxooti ganacsato ah oo ay soomaalidu kamid tahay.
Saxaafada ayaa adeegsanaysa magaca Soomaalida waxaana boobkaas ku barakacay dad isugu jira Somali, Ethiopian, Eeshiyaan iyo Afrikaan kalaba.Lama garan karo sababtaSsoomaalida loo sheegayo markii laga tago in dhibaatadu ka bilaabatay wiil yar oo koonfur Afrikaan ah oo ladilay. Kaa oo ay dawladu sheegtay in ay Soomaidu dishay.

22Lama garan karo isbadalka siyaasadeed oo lagu arkayo dawlada koonfur afrika waxaase su aali kataagan tahay maadaama saxaafada Koonfur Afrika ay tahay mid xor ah maxaa keenay in ay xiligan kahadasho dhibaatadan oo aan ahayn tii ugu horaysay ama ugu waynayd !

Si kastaba ha ahaatee wadanka koonfur afrika waxaa ka dhacay boob badan oo kan oo kale ah balse waa markii ugu horaysay ee saxaafada wadanku sidan ula socoto
Gumaysidiid

K/Afrika

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay