Waxaa xaafada wayn ee Mayfair kana mida magaalada Johannesburg‏ ee Soomalidu kunooshahay kasocda shir wayn oo la isugu yeedhay dadkii dhawaan lagu boobay deegaanka Soweto .Shirkan waxaa goob joog ka ah saraakiil ka socota dowlada Koonfur Afrika iyo police dalkaasi oo doonaya inay dadka ajaanibka ah ee ka ganacsada dalkaas dhibaatooyinkana loo gaysto kala tashato sidi wax looga qaban lahaa boobka iyo dilalka lagu hayo iyagoo marti ku ah dalkaasi.

Wixii kasoo baxa kala soco wararkeena. Danbe

Gumaysidiid

ONA/South Africa

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay