Maamulka jaaliyada ogaadeenya ee Norway ayaa kulankoodii bilaha ahaa  isugu yimid maanta oo taariikhda kubeegan tahay  24.01.2015.

kulankan oo arimaha muhiimka ah ee jaaliyadda horyaala iyo guudahaan xaaladihii ugu dambeeyay ee halganka lagu gorfeeyo ayaa waxaa ugu horeyn lagu furay wacdi & aayado quraan ah, kadibna lagu guda galay ajandihii Shirka.

Maamulka jaaliyada Norway ayaa shirka ku ansixisay si wadajir ah qorshe sanadeedka jaaliyada ee 2015-2016 oo qodob qodob loo dul istaagay. Waxaa kale oo maamulku magacaabay gudi hoosaadyo qabaha hawlaha jaaliyada.

image1

Kulanka Maamulka ayaa kusoo gabagaboobay guul & isafgarad.

Warfaafinta jaaliyada Norway/ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay