Waxaa saaka magaalada Johannesburg kagurmay shir u dhexeeya maamulka ugu sareeya Jaaliyada Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika iyo Masuul sare oo booqoshao ku jooga wadanka Mudane Cadaani Hirmooge .Shirkan ayaa ahaa iswaraysi iyo sidii loo dhamaystiri lahaa qorshe shaqeedka Hogaanka ee dalka Koonfur Afrika

3Masuulka ayaa xubnaha maanulka siiyay warbixin guud oo kusaabsan halkanka,halka gudiga jaaliyadu ka warbixiyey wax qabadka Jaaliyada iyo qorshaha udagan ee ladoonayo in uu masuulku kaqaybqaato. Shirka ayaa laga shaaciyay in uu masuulku safar ugu bixi doono gobolka Western Cape ee magaalada Cape Town.

Socdaalka afhayeenka ONLF kala soco ONA.

Gumaysidiid

ONA/South Africa

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay