Gudoomiyaha JWXO oo Sanadguurada 27aad kala hadlay umadda RX
Khudbad dheer oo aad u qiimi badan oo taariikhi ah ayuu Gudoomiyaha Jabahdda Wadanaiga Xoreynta Ogadenya (ONLF) Adm. Maxamad Cumar Cismaan kula hadlay umadda Somalida Ogadenya isagoo ugu hambalyaynaya Sanadguurada 27aad ee asaaskii JWXO. Wuxuu Gudoomiyaha ka xogwaramay xaaladda uu ku suganyahay halganka oo uu ku tilmaamay inuu yahay mid taabagal ah dhanwalba iyo in Umadda ay iska dulqaado gumaysiga una adkaysato dhibaatada loo maro gobanimada. Khudbadii Gudoomiyaha halkan ka dhagayso.
ONA.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.