Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan bulsha waynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya iyo Nagwaaxigeeda Riwaayad cusub.

Riwaayad halgameedan oo lamagac baxday “XORNIMAA NA KAAFIDA” ayaa waxaa inoo dhigi doona kooxda sida aadka ah uga dhex muuqata bariga Africa ee “DANAB”

Riwaayadan oo xambaarsan murti iyo majaajilo ayaad kawada heli doontaan dhammaantiin cid kasta oo kasoo qayb gasha habaynkaasi ayaa ah mid si gaar ah loogu soo beegay xiligan.

Taariida Riwaayadu waa habaynka sabtidu soo galayso jimcaduna baxayso ee ay bishu tahay 13 Feb 2015 saacaduna waa 6:30pm-12am

Goobtuna waa Sarkasi Dom kasoo hor jeedka Ngara post office.

Hamoogaan hana ka maqnaan habyanaakaasi qiimaha leh iyo kooxda Danab

4 5 6 7 9 10 11 13 cover gullled graps

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay