Waxaa Jimcihii isugu soo baxay masjidka weyn ee Anwar dad farabadan oo ka banaanbaxay xad gudubka lagu hayo dadka muslimiinta ah ee ku dhaqan Adisababa iyo agagaarkeeda iyo jajuubka ay kooxda EPRDF ku hayaan Guddiga u taliya muslimiinta ee Majilsul Aclaaga.

Banaabaxan oo ahaa mid aad u balaadhan ayaa gelgilay Adis Ababa waxayna u badan tahay inay soo noqoto banaanbaxyadii Jimca kasta ka dhici jiray masjidka Anwar.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay