waxaa si habsami ah usocda shirwaynihii 11aad ee jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee dalka koonfur afrika waxaana qaybtii hore ladhaqaystay warbixinadii hogaamada qayb kamida sidoo kale waxaa warbixin waafi ah kasoo jeediyay mudane Cadaani Hirmooge oo kusugan wadanka koonfur afrika.

Sidoo kale waxaa shirka kasoo qayb galay masuuliin sare oo kamida JWXO wuxuuna ahaa shirkii koobaad ee ay kasoo qayb galaan cadad intaa la eg oo masuuliin sar sare ah.
Warbixinada iyo faahfaahinta shirka kala soco ONA
Gumaysidiid
ONA/South africa
DSC03269
 DSC03268 DSC03262 DSC03260 DSC03211 DSC03205DSC03312 DSC03316 (1) DSC03317 DSC03327 DSC03331 DSC03337 DSC03344 DSC03345 DSC03346 DSC03349
 ONA.
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay