Ururka OYSU Sweden ayaa maanta doortay Gudi cusub oo hogaamin doonta 2 da sano ee soo socta, doorashada Ururka oo ay kasoo qayb galeen dadwayne farabadan ayaa siwayn loo sugayay iyadoo hogaaminta cusub ee ururku ay ubadnayeen dhalinyara da,ayar oo intooda badan ku koray wadanka Sweden islamarkana la filayo inay xidhiidh caalamiya lasamayn doonan hay,adaha aan dawliga ah kuwa caalamiga iyo kuwa aan dawliga ahayn intaba.

Shirkan ayaa waxaa ka hadlay masuuliyiin ay kamid yihiin Gudoomiyaha jaaliyada wadanka Sweden, Mudane Abdi Basihiir xubna kasocday golaha dhexe ee jwxo oo ay kamid ahaayeen Xildhibaan Rayaale xaamud, Mudane Cabdi Naasir Gadhwayne  iyo masuuliyiin kale
Ujeedada shirka oo ahayd in lasoo dhiso gudi cusub oo hogaamisa ururka OYSU ayaa lagu gulaystay iyadoo dhamaanba kasoo qayb galayaashii goobta fadhiyay ay balan qadeen inay lashaqayn donaan maamulka cusub ee ururka OYSU Sweden,  jaaliyada wadanka Sweden ayaa kujirta abaabul xoogan iyp dib uhabayn lagu samaynayo dhamaanba ururada bulshada ee jaaliyadu ka kooban tahay
ONA/Stockholm
3
5
2
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay