Waxay lagu qabtay Jaamacadda Washington munaasabad loogu magac daray “2015 UW Talent Show” oo aysoo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah ururada jaamacadda.

Waxaa ka qeyb galay xubno OYSU Seattle ah oo ay hor ka ceyso Hinda Sheikh Mohamud oo ah gudoomiyaha OYSU Seattle. Isla markaana ka hadashay ujeedada iyo hadafka OYSU, waxay utaagan yihiin iyo sidii ay ugu soo bandhigi lahaayeen aduunka tacadiyada iyo xasuuqa ka socda Ogadenia.

Intaa kadib ayaa kooxda hiigsi-qaran ee OYSU Seattle halkaa kusoo bandhigeen dhaanto aad ucajabisey dad weynihii, taas oo ka turjumeysay hiddaha iyo dhaqanka suuban ee Soomaalida Ogadenia.

http://youtu.be/E_QAgXO32OU

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay