Idaacadda mucaaradka ee afka amxaariga ku hadasha ayaa wareysi la yeelatay Gudoomiye ku-xigeenka HAAU isla markaana ah madaxa xafiiska Hogaanka Arimaha Dibadda u qaabilsan arimaha mucaaradka Itobiya mudane Xassan Macallin.
Wareysigan oo ku baxay afka amxaariga halkan ka dhagayso:

Riix Halkan:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay