Sida aad kudaawan doontaan muuqaalka hoose Waxaa lagu qabtay Minnesota xaflad aad  u balaadhan oo lagu maamuusayay sanadguuradii TVga ama warbaahintaOromia Media Network – OMN oo ay ka soo qayb galeen bulshadda qaybaheeda kala duwan.

Sida kamuuqata muuqaalka Waxaa goobta ka hadlay Gudoomiyaha Jaaliyadda Ogaadeenya Mudane Abdinaasir Hirsi Gaani oo soo jeediyay khudbad aad u qiima badan taas oo dhamaan dadkii goobta joogay u wada bogeen wuxuun Mudane Gaani si weyn u ifiyay …

Riix Halkan:

Daawo:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay