Shir heersare ah oo lagu maamuusayay maalinta haweenka aduunka oo ku aadanayd  08 maarso 2015 maalintan oo ah mid aduunka oo dhan laga xusayay ayaa la aqoonsaday 1908 dii xiligaas oo caalamku uqoonsaday haweenku in ay leeyihiin xuquuq lama taabtaan ah iyo xaqa ay yeelan karaan marka nolosha aadamaha laqiimaynayo.

Xalfadan ayaa ahayd mid ku qotonta damaashaadkaas iyo farxada usoo hoyatay dumarka dunida balse dumarka Soomaalida Ogaadeeniya ayaa ayagu u dabaldagay baroordiiq ay kumacneeyeen in aysan haweenka ogaadeeniya fursad u helin in ay haweenka dunida laqaybsadaan farxada iyo dabaaldag balse ay xanuun wayn ku tahay marka ay arkaan haween si     xor ah u damashaadaya halka iyaga dil, dhac, boob, kufsi, barakicin iyo xadhig laysugu daro duniduna ay moog tahay.

ONA/Gumaysidiid

South Africa

14 15

11 12 13

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay