meles Waxay ahayd taariikhdii ugu dambaysay ee K/taliye Meles Zenawi uu kaga tago caalamka, markuu saxafi Amxaara u dhashay uu ka gacay meel lagu martiqaaday Meles Zenawi oo M/weynaha Mareykanka iyo siyaasiyiin kale ay fadhiyaan oo uu islahaa aad ka akhrisid khudabadihiisii nifaaqa ku dhisnaa.

Cabdi Iley oo la ogaa siduu ugu ooyay dhimashadii Meles oo hadalada laga hayo ay ka mid ahayd “Meles Ma Dhiman” taasoo uu ku qasbay dadweynaha masaakiinta inay ka daba dhahaan, ayaa waxaa isagana meel uu ku dhuumanayay waxaa uga soo baxay wiil kale oo caalamka gaadhsiiyay inuu yahay Dambiile Gacan-ku-dhiigle ah oo Somali badan ku laayay Ogadenya.

Meles wuu ka xishooday waagaa inuu hadal ku yidhaahdo saxafi Abebe Gellaw, maadaama ay Security-gii shirka ka saareen meesha, hasa ahaatee Cabdi Iley, ileen waa ciyaal darbiye, waxaa laga hayaa afkiisa inuu kusoo celceliyo -Fuck You-.

Daawada waa laba Filim oo taariikhi ah:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay