Jaliyada Ogadenya aya manta Cabdi Iley ku werartay Airpotka (Minneapolis International Airport) waxayna cidamada amanka ee gobolka Minnesota faracaradood ku badbadiyeen dhigyacabkan kadib markay xaladu gacanta ka bixday

Waxaa kale oo ay Jaliyadu kiraysatay oo ay dagtay Hotelkii larabay inuu Cabdi Iley kudago kadibna waxay ku khasbanadeen in ka guuran oo Holel kale loo Radiyo Cabdi Iley.

Isagoo aad u moral xun ayu Cabdi Iley Airpotka kabaxay hotelkina kacararay.

Wixii fahfahin dib ayan idinka soo tabin doonaa.

 

ONA,

Minneapolis.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay