Waxaa socda qaban qaabada shir waynihii 9aad ee jaaliyadaha Pacific-ga. Shirkan oo sanadkiiba mar laqabto ayaa waxaa sanadkan lagu qabanayaa oo marti loo yahay gobolka Victoria gaar ahaan magaalada Melbourne. Shirka ayaa waxaa la qabanayaa 5 ta bisha 4aad ee April haduu Allah idmo.

Waxaa laga codsanayaa dhamaan dadka ehelka u ah halganka ka socda Ogadenya inay kasoo qaybgalaan shirka, iyadoo lagaga hadli doono arimo muhiim u ah qadiyadda iyo marxaladda xasaasiga ah ee gobolka Geeska Afrika uu marayo. Isla markaana waxaa laga dhagaysan doonaa dadweynaha wixii talooyin ah ee ku saabsan arimaha quseeya qadiyadda shacabka Somaliyeed ee Ogadenya.

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh teleefoonada hoose:

jaalidda pacific

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay