Waxaa Todobaadkii lasoo dhaafay lagu wareystay barnaamijka Martida-makarafoonka ee idaacadda VOA Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali suufi oo laga wareystay arima ku saabsan siyaasadaha maanta ka socda Somaliya iyo guud ahaan caalamka Islaamka iyo arima diini ah oo gaar ahaan dadweynaha Somaliyeed ee ku nool dalalka ree Galbeedka ay aad ugu baahan yihiin inay ogaadaan.

Sheekh Cabdirashiid oo wax laga weydiiyay ciidmada shisheeye gaar ahaan Itobiyaanka ee jooga dalka Somaliya iyo siduu u arko arima badan oo ku been-abuurasho diineed ah ayaa uga jawaabay sidan:

      1. shekh C.rashid voa
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay