Shirweynaha ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya(OYSU) waxaa lagu qaban doonaa sanadkan 2015 haduu eebe idmo dalka Sweden,wixii macluumaad  iyo faahfaahin ah waxaad kala socon kartaan  ogaysiiska ay si wadajir ah usoo bandhigeen jaaliyadda iyo ururka OYSU  oo aad ka heli krtaan goorta iyo goobta shirkaasu ka dhici doonokasoo qayb gal wanaagsan..

Share2015-03-21-df5a2b387539a117fce729c766ea5fd91e953209cf04aa60a8fe52d9c914d12f-Picture_jpg

ONA/Sweden

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay