Barnaamijka caanka ah ee Sheeko iyo Shaahid waxaa todobaadkan  lagu soo qaatay Gabay aad u dhumuc weyn oo uu tiriyay N/Hure ka tirsan Ciidanka Waddaniga Xoreynta JWXO isaga oo si weyn u gubaabinaya N/Hurayaasha gumaysiga cidhiidhiga galiyay. Barnaamijkan ayaa loogu magic daray Waayaha N/Huraha JWXO. Halkan ka daawo.

Source: QOL

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay