Waxaa ka socda wadanka K/Afrika shirar abaabul iyo wacyigalin oo kakala dhacay Xarunta Jaaliyada ee Pretoria iyo Magaalada East London.

Shirka ka dhacay xaafiiska Xarunta Jaaliyada JOKA ayaa ahaa kii bilaha ahaa oo ay kasoo qayb galeen xubnaha xarunta ee JOKA, waxaana shirkaas lagu akhriyay qorshe sanadeedka ladoonayo in ay kusocoto jaaliyadu sanadkan iyadoo ay si waafi ah afkaartooda uga soo jeediyeen Xubnaha Jaaliyada.

Dhanka kale waxaa magaalada East London ku qabsoomay shirkii faraca Siiskaay, halkaas oo maamul cusub uu ku doortay farucu, waxaana ka qayb galay shirkaas Gudoomiyaha Jaaliyada mudane Maxamed Daahir.

Shirarkan oo ahaa kuwo si fiican loo qorsheeyay ayaa si guul ah kusoo dhamaaday.

Marwalba kala soco warbixinta shirarka ka dhaca Koonfur Afrika ILAYS TV.

DSC04064

DSC04059 DSC04054 DSC04036 DSC04034 DSC04031 DSC04030 DSC04028 DSC04027 DSC04025 DSC04023 DSC04018 DSC04017 DSC04016 DSC04015 DSC04014 DSC04013 DSC04012 DSC04011 DSC04010 DSC04009 DSC04006 DSC04005 DSC04065

Gumaysidiid K/Afrika Pretoria

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay