Sida hoos kamuuqata waxaa kafurmi doona caasimada dalka Sweden ee Stockholm shirwaynihii Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenya ee OYSU ee qaarada Yurub. Shirkan oo socon doono mudo sadex bari ah (3-5/4/2015) ayaa waxaa kasoo qaybgali doona haduu eebuhu yiraahdo dhamaan faracyada ururuka ee kahawlgala qaarada Yurub. Waxaa kale oo kasoo qaybgali doona madax iyo masuuliin kala duwan oo ka kala socda hay’daha guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ee JWXO. Faah faahinta iyo goobta shirwaynaha OYSU ee Qaarada Yurub lagu qaban doono waxaad kaheli kartaa muuqaalkan hoose.

OYSU

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay