Shabakadda Jeexdin.com wareysi ay la yeelatay Sarkaal ka tirsan ONLF oo aanay magaciisa sheegin ayay kaga hadleen dagaalo is-daba joog ah oo CWXO ay ku qaadeen fadhiisimada ciidanka gumaysiga ee Darmi, Garbo, Malayko, Xaraareey, Xamaro, Cayuun, oo intaba kawada tirsan gobolka Nogob.

Waxaan la soconaa inay dagaala badan ka socdaan dalka gudihiisa, dagaaladaa oo inta badan ay adagtahay in laga helo faahfaahin tafatiran oo dagdag ah.

Halkan Riix:

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay