Shirkii Ururka Dhalinyarada OYSU Qaarada Yurub oo Hada dib Uga Furmay Stockholm
Waxaa daqiiqado kahor dib uga furmay magaalada Stockholm ee caasimada wadanka Sweden shirwaynihii ururka dhalinyarada iyo ardayda Somalida Ogadeniya OYSU ee qaarada Yurub shirka oo furmay shalay galab ayaa lafilayaa in maanta laguda galo ajandayaashiisa waxaana hall ka uu shirku kasocodo soo buux dhaafiyay dhamaanba wufuuda kasoo qayb gashay shirka iyadoo lafilayo in lagu soo bandhigo dood cilmiyeedyo iyo sidii kor loogu qaadi lahaa wacyi galinta arimaha ururka dhalinyarada waxaana hada sitoosa usocda khudbadaha iyo doodaha ay yeelanayaan xubnaha dhalinyarada ee kasoo qayb galay shirkani ..
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.