Waxaa maanta loo dareeray doorashada maamul cusub oo hogaamiya jaaliyadda Ogadenya faraca faafan ee ka howlgala magaalada Nairobi iyo nawaaxigeeda,qabanqaabada doorashadan oo muddo soo soctaay ayaa lasoo gabagabayn doonaa maanta oo jimce ah haduu eebe idmo.

Faahfaahinta doorashada iyo maamulka cusub ee kusoo bixi doona kala soco ONA

ONA/Nairobi

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay