Faraca Faafan oo kamid ah faracyada jaaliyadda Ogadenya ee bariga afrika ayaa maanta si habsi leh u qabtay  doorashada jaaliyada waxaana halkaas lagu doortay maamul cusub oo hogaamiya jaaliyada muddo hal sano ah ,shirka doorashada oo ay iskugu yimaadeen dhammaan xubnaha iyo taageerayasha jwxo ee ka howl gala Nairobi iyo nawaaxigeeda ayaa sidoo kale waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin kamid ah jwxo iyo xidhiidhiyaha jaaliyaadka bariga afrika,maamulkii hore ayaa sida ugu dhakhsaha badan u samayn doona xil wareejin waxayna u hambalyeeyeen maamulka sucub.

ONA/Nairobi

DSC03191 DSC03192 DSC03193 DSC03194 DSC03195 DSC03196 DSC03197 DSC03198 DSC03199 DSC03200 DSC03202 DSC03203 DSC03204 DSC03205 DSC03206 DSC03207 DSC03208 DSC03209 DSC03210 DSC03211 DSC03212 DSC03213 DSC03214 DSC03215 DSC03216 DSC03217 DSC03218 DSC03219 DSC03220 DSC03221 DSC03222

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay