Waxaa ka socda shabakadda Jeexdin Online Silsilad Taariikhi ah oy kaga xogwaramayaan heerka uu gaadhay daba-dhilfnimada maamulada la magac baxay SomaliLand iyo Puntland.

hqdefaultSilsiladan oo ah baadhitaan nooca loo yaqaano -Investigative Journalism- oo ku fiicnaa in laga alifo filim wathaa’iqi ah (Documentary Film) oo maraya Q3xaad oo ah mid aad u xiisa badan oon dhamaystirmin ayay kaga xogwaramayaan shirqoolkii loo gaystay Cabdullahi Aardoon oo ka xogwaramaya habkii loo qabtay.

Qaybtan 3xaad (Riix Halkan) iyo Qaybihii ka horeeyay waxaad kala socotaa shabakadda www.Jeexdin.com .

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay