Waxaa lagu wargalinayaa  dhamaan shacabka Somalida Ogadenya ee kudhaqan wadanka Denmark ineey kasoo qaybgalaan doorashada Maamulka Jaaliyada oo lagu qaban doono haduu eebuhu yiraahdo caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen maalinta Sabtida ah ee nagu soo aadan ooy taariikhduna tahay 25/4/2015.

Ciiwaanka iyo goobta uu kulankan taariikhiga ah kadhici doono waxaad kaheli kartaan ogaysiiskan hoose ee hamoogaanina. Wixii faah faahin ah ee kusaabsan kulankan waxaad kala xidhiidhi kartaan maamulka Jaaliyada. Kasoo qaybgal wanaagsan meelkastood joogtaanba.

DEnmark

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay