Magaalada P.E waxaa ka dhacay shir si heersare ah loosoo agaasimay waxaana shirkaas qabtay Faraca Jaaliyada Ogaadeeniya Ee Koonfur Afrika .Shirkan oo lagu daah furay maxaadaro diini ah oo hogaanka dacwada Fadiilatu Sh Maxamed Raabi ayaa waxaa laga soo jeediyay warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa waxaana soojeediyay Xildhibaan Sh Xamdi Daahir oo ah xubin kamida Golaha Dhexe ee JWXO oo shirka ka qaybgalay.wuxuu masuulku si xeel dheer uga warbixiyay xaalada wadanka Ogaadeeniya iyo marxalada uu gumaysigu kusugan yahay.
Shirkan oo ahaa midkii bilaha ahaa ayaa shucuur ahaan ka duwanaa kuwii hore ,waxaana xubnuhu kasoo jeediyeen afkaartooda sidii hawsha faraca kor loogu qaadi lahaa
waxaana meesha ka madhnayn sugaan halgameed ay soo jeediyeen gabdhaha ogaadeeniya.

ONA/Southafrica

2 3 4

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay