TACSI1

 

 

 

 

 

 

 

  • Mohamed Cismaan Gaab
  • Hooyo Xalimo Maxamed Xuseen
  • Mohamed Qamaan
  • Mohamed Daah
  • Xasan Ali Bulxan
  • Dr. Abdiraxmaan Yusuf
  • Abdi Mirad Leyli
  • Cibaado Haaji
  • Xaawo Khalif
  • Kiin Hiirmooge
    Iyo dhamaan odayaasha, dhalinyarada , ururka haweenka iyo jaaliyad waaynta reer Ogadeenya ee Kitchener, Ottawa, Toronto iyo Windsor ee gobolka Ontario, Canada waxaay tacsi u dirayaan umada reer Ogadeenya meelaay joogto iyo eheladii iyo qaraabadii aay ka geeriyootay Halyeeyad marxuumad Faadumo Xasan Khalaf oo ku geeriyootay Gobolka Minnesota ee cariga maraaykanka tariikhdu markaay ahaayd 30 April, 2015. Geeridu waa xaq. Naf walibana waay dhadhamin geerida. Waxaanse ilaahay ooga baryeeynaa in marxuumada uu ka waraabiyo janadii Fardoowsa. Aamiin. Aamiin. Aamiin.
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay