Riwayada Minnesota

Waxaa fiidnimada Sabtida ah May 23, 2015, ka dhici dona gobolka Minnesota magalada Minneapolis Riwayadii faraha lagaga gubtay ee qarada Waqoyiga America ee la magac baxday “Godob raagtay Geesi Kuu Dhalay” oo lagu qaban doono madasha shirarka ee Minneapolis Convention Center.

Riwayadan ayaa waxaa si wada Jir ah uga qayb qadan doona Dhalinta hidaha iyo dhaqanka ee OYSU  USA  iyo fananinta Somaliyeed kuwooda loogu xiisaha badanyahay.

Fiiro Gara ah: Sawirada idinka muuqda xayaysiinta, waxaa dheer fananin iyo majajilaysta yaal caan ah oo si ula kac ahan sawiradooda loo qariyay si ay kadis abalmarin ah ugu noqoto dadka ayagu riwayada ka soo qaybgali doona oo kaliya.

Hadaba ha Ka maqnanin hana mooganin Riwayadan sida wayn loo soo agasimay.

ONA,

Minneapolis,MN.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay