Dhibaatada haysata gabdhaha Somaliyeed ee laga soo bara-kiciyay dalkoodii ma’aha wax lasoo koobi karo. Wareysigan oo Wariye M. Koronto uu ka qaaday gabadh kasoo carartay dhibaatada gumaysiga Itobiya ku hayo shacabka S.Ogadenya oo doonaysay inay nolol dhaanta midii ay kasoo carartay, ayaa waxaa gacanta ku dhigay budhcad Yemen-iyiin ah oo lahaa doontay kasoo raaceen Obokh dalka Jabuuti, lana socday siday gabadha sheegtay markay kasoo dagayeen xeebaha Yemen.

Wareysigan murugada leh, waxaad fahmi cadaaladda Ilaahay inuusan Dulmin cidna, oo doontii ay gabdhahaa kasoo raaceen Obokh ay dib ugu noqdeen Yemen-iyiintii إن الله لا يظلم الناس شيئا ,, ولكن الناس أنفسهم يظلمون

wareysiga waxaa qaaday M. koronto :

      1. 120213_006 - My Recording

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay