imagesWarsixafadeed ay badhtamihii bishii April ee lasoo dhaafay soo saartay safaarada dawlada Sweden ee Addis ababa ayay markale kucelisay Maanta oo ay taarikhdu tahay 21.5.2015 qoraal lagu daabacay  boga facebook ee safaarada Sweden ee Ethiopia ayaa lagu sheegay  in la ogaysiinayo dhamaanba shacabka Swedish ka ah ee kunool Ethiopia inay muujiyaan taxadar iyo feejignaan dheeriya, qoraalka ayaa muwaadiniinta sweden looga digay goob kasta oo,ay isugu imaadan tirada dada oo isu soobaxa, waxaa sidoo kale  looga digay inay kafogaadan meelaha ay kadhacayso codbixin kusheegta TPLF oo,ay sheegen inay suurta galtahay in gabi ahaanba Taliska Addis ababa ka mam nuuco in wax sawira lagaqaato

Waxaana lagu booriyay inay muwaadiniinta Swedish ka ah sigaara isha ugu hayaan socail media ha iyo warbaahinta gudaha iyadoo safaaradu xustay suurta galnimada in lajaro khadka internet ka iyo Telephone kaba sidii horayba udhacday bay dhaheen doorashooyinkii hore waxayna safaaradu sigaara usooqaadatay caasimada Addis ababa oo ah goob ay kunoolyihiin dadwayne aad ufarabadan ,

dhamaanba wadamada midawga yurub iyo Maraykanka ayaa walaac xoogle kamuujinaya doorashada kooxda dhiig miiratada ah ee TPLF iyadoo wadamada reer galbeedku sheegen inaysan wax kormeerayaala udiri doonin doorashada Ethiopia ood moodo mid xayaysiis loo sameeyay

ONA/Stockholm

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay