Ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya ayaa xadhig baahsan u gaystay dad shacab ah oo aan waxba galabsanin kuna dhaqan tuulada Wayla lagu xidh ee degmada Awaare ee gobolka Jarar,xidhaygan oo aan wax sabab ah loo yeelin ayaa dadka magacyadooda iyo tiradooda hoos idiinka muuqdaan loo taxaabay jeelka 15 kii bishan May ee sanadkan 2015ka.

Halkan hoose ka akhriso magacyada dadka

1-Axmad yare Maxamad
2-Shariif Maxamad Cabdulaahi
3-Maxamad Cali dheere
4-Ruqiya Cabdulaahi Cumar
5-Aaqil Xuseen Diiriye
6-Cabdiwali Maxamad Qodhob
7 -Deeqa Cali dheere
8 -Fardowsa Dayib Cabdi Cumar
9 -Xaliimo Ow Cumar
10-Sh Cabdulaahi Ludbi
11-Sh Maxamad Ikhyaar oo 90 jir ah
12-Sowhar Maxamad Maxamuud
13-Wali Muxumad Gaas

ONA/Awaare

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay