Ardeyda Jaamacadaha Ethiopia ayaa qabanqaabiyay Banaanbaxyo lagu muujinayo Been abuurka Gumeysiga Ethiopia. Banaanbaxyadan waxaa qabtay Jaamacada Ambo ee Deegaanka Oromiya. Boqolaal ardey ah ayaa isugu soo baxay banaanbaxyadan looga soo horjeedo Doorasha ku sheegta Ethiopia.

Waxaa la filaya in kuwo kale ay dhacaan. Kadib banaanbaxan oo dhiiri galiyay ardeyda jaamacadaha kale ee Ethiopia.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay